Yang Quote by Sakariye Saharded Ahmed
““Noloshu way gaabantahay.Anna ismaan raacin.Nin aduunyo jecelna ma ihi.Kalsooniduna iguma yara.Qof waliba intuu ii joogsadaan u jirsadaa.Dulqaad waan u gaadiiday.Deeqna ma hagrado.Dagaalna ma hamrado.Dumar isma jeclin ismana necbin.Kamana fogaado kumana dhawaado.Dadka makala jeclaysto ee bulshada waa qofba siduu iila dhaqmo.Isma waa-waynaysiiyo.Mana hann yari.Mana hammi dhawi.Isma waayin ee shikhsiyadayda waan aqaan. Waalid baarribaan u ahay.Ilaahbaan isu dhiibay.””
About This Quote
The speaker expresses personal struggles, isolation, and distrust while yearning for community and purpose.
In simple terms: A person feels lonely, mistrustful, and seeks meaning.
Seek authentic connections.
Themes
Mood
Type
When to use this quote
- personal counseling
- community building
- cultural integration
Key Concepts
Questions to Reflect On
- What does belonging mean to you?
- How can mistrust be overcome?
The narrative may reflect cultural bias.