“Noloshu way gaabantahay.Anna ismaan raacin.Nin aduunyo jecelna ma ihi.Kalsooniduna iguma yara.Qof waliba intuu ii joogsadaan u jirsadaa.Dulqaad waan u gaadiiday.Deeqna ma hagrado.Dagaalna… — Sakariye Saharded Ahmed Copy Share Image