Quote by Jirow
“Naruuradii jaceeylkee Sharta laga nasahayee Sidi nirigta maandeeq Naxariista eegmada Ugu soo noqnoqotaan bilaneey Kuugu nugulahay Niyadeeydu gacalooy Mideey naawishaad tahay”

— Jirow